Guushu ma aha nasiib keliya, waa natiijo ka dhalata goβaan, dadaal iyo adkaysi. Qof kasta wuu gaari karaa guul haddii uu qaado tallaabooyinkan:
β
Yool cad yeelo β Ogaaw halkaad u socoto iyo waxa aad rabto inaad gaarto.
β
Is-aamin β Naftaada rumayso, qof aan is aaminin meel fog ma gaaro.
β
Shaqo joogto ah β Maalin walba wax yar samee, guushu waa isu geynta dadaal yar-yar.
β
Ka baro khaladaadka β Guuldarro ma aha dhammaad, waa cashar.
β
Samir & adkaysi β Guul degdeg ah ma timaado, balse mid joogto ah waa la gaaraa.
β
Ka fogaaw caajiska iyo niyad-jabka β Labaduba waa cadowga guusha.
π‘ Xusuusnow:
Qofka maanta dadaalaya, berrito waa kan guuleysta. Ha sugin waqtiga saxda ah β waqtigu waa hadda!

