🌟 SIYAABAHA GUUSHA LAGU GAARO 🌟
Guushu ma aha nasiib keliya, waa natiijo ka dhalata go’aan, dadaal iyo adkaysi. Qof kasta wuu gaari karaa guul haddii uu qaado tallaabooyinkan:✅ Yool cad yeelo – Ogaaw halkaad u socoto iyo waxa aad rabto inaad gaarto.✅ Is-aamin – Naftaada…



